Wasaarada Maaliyada Somaliland oo Berbera Bulshada Rayidka Ah Ugu Qabatay Kulan Lagaga Wadatashanayo Miisaaniyada Qaranka ee 2024-ka.
August 10, 2023 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Wasaarada Maaliyada Somaliland oo Berbera Bulshada Rayidka Ah Ugu Qabatay Kulan Lagaga Wadatashanayo Miisaaniyada Qaranka ee 2024-ka.
Madaxada Usareysa Wasaarada Maaliyada oo Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud Kamid Yihiin Ayaa Kasoo Qeyb Galay.
Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah ee Berbera Ayaa Su.aalo Ka Weydiiyay Madaxda Wasaarada Maaliyada.