Suldaan Cabdiraxmaan Hure Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Jabhada Buurta Gacan Libaax Gashay
August 10, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Cabdiraxmaan Hure oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee kazoo jeeda gobolka daadmadheedh ayaa xukuumada ugu baaqay in ay talaabo adag ka qaado jabhada buurta gacan libaax isku urursaday oo uu sheegay in ay diideen cidwalba islamarkaana ay hagayaan dad qurba jooga ah oo nabadgalo daro ka shaqaynaya.