Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Fariin Udiray Xisbiyada Mucaaridka Somaliland
August 11, 2023 - Written by admin
Gudoomiyaha urur siyaasadeedka kaah maxamuud xaashi ayaa fariin udiray xisbiyada mucaaridka Somaliland isagoo ugu baaqay in ay galaan doorashada ururada islamarkaana aanu qori waxba ina taray.