“Kulmiye Waynu Ku Hun-Gownay,Muuse Biixina Haku Quusto,Hogashu Halka Ay Ku Hoortay”… Mujaahid Ooto Biixi
January 25, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ooti Biixi Caalin oo kamid ahaa mujaahidintii SNM ee Halgankii Dheeraa usoo gashay dib u xorayntii somaliland ayaa maanta mar uu ka hadlayay xafladenii soo dhawaynta ahayd ee Xisbiga wadani loogu sameeyay Gobolka Togdheer ka Sheegay in Xisbiga wadani yahay ka waddanka Somaliland Bad-baadadiisu ku jirto.