Sheekh Siciid Maxamed Faarax Oo Ka Hadlay Falkii Foosha Xumaa Ee Maydka Askarta Loogu Gaystay Gacan Libaax.
August 19, 2023 - Written by admin
Sheekh Siciid Maxamed Faarax oo kamid ah culimada reer somaliland ayaa maanta salaadii jimce kaga hadlay dilkii foosha xumaa ee askarta ciidanka booliska katirsan loogu gaystay deegaanka gacan libaax iyo falkii foosha xumaa ee loogu istaagay maydka askarta taasi oo uu ku tilmaamay mid gaf ku ah xurmada uu leeyahay maydku.