Maxamed Kaahin Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Aanay Jirin Cid Khasbi Kartaa!
August 22, 2023 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha cusub ee maanta lagu doortay shirkii golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ahna wasiirka arimaha maxamed kaahin ayaa sheegay in aanay jirin cid ku khasbi kartaa waxay rabaan, isagoo ku baaqay in loo diyaar garoobo doorashada ururada.