“Ganacstadeenu Meelo Badanbay Ku Bixiyaan Xoolahooga, Qabyaalada Qaar Faro Badan Ayaa Ku Bixiya”Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi”Daawo Muuqaal
August 23, 2023 - Written by admin
Sheekh Berberaawi oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay meelaha aan munaasibad ahayn ee ganacsadeenu qaarkood ku bixiyaan maalkooga iyo xoolahoogu oo ay ugu horayso qabyaalada iyo dhiig data iyagoo meelihii khayrka ay ka helayeen aan ku bixin.