Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Oo Magaalada Burco Kulan Kula Yeeshay Waxgaradka Beeshiisa.
August 24, 2023 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha cusub ee xisbiga kulmiye ahna wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan magaalada burco kula qaatay waxgaradka iyo haldoorka beeshiisa.