Suldaan Magaalada Hargaysa Ku Toogtay Suldaan Kale.
August 25, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Saleebaan oo loo garan Ogyahay Suldaan “Habaar” ayaa galabta huteelka kaah ee magaalada hargaysa ku toogtay suldaan mahad Careesh kaasi oo uu soo gaadhay dhaawac lugta ah
