Sheekh Ismaaciil Dheeg Oo Ka Hadlay Warar Been Abuur Ah Oo Lagaga Faafiyay Baraha Bulshada
August 28, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh ismaaciil dheeg oo kamid ah culimada somaliland ayaa ka hadlay wrar been abuur ah oo lagaga faafiyay baraha bulshada oo lagu sheegay sheekhu in uu geeriyooday