“Ciidamada Qaranka Jsl Waxaan Leeyahay Guuli Way Dambaysaa Hayso Mooraal”Korneyl Caare oo Hadlay”Daawo Muuqaal
August 28, 2023 - Written by admin
Korneel Caare ” Ciidamada Qaranka Jsl waxaan leeyahay Guuli way dambaysaa Hayso Mooraal,
Garaadada midh baan leeyahay waar nimanka maxaabiista ah ilaalilaya anaguba maxaabis baanu haynaa oo dadka reer miyiga ah ha galaafanina iyo maatida aad leedihiin qoryaha qaata oo dadku waa deegaan waana la wada degaaye, dagaalna waa dambeeya”.