Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Maalintii Jimcihii Ka Dhacay Gobolka Sool.
August 28, 2023 - Written by admin
Beesha caalamka ayaa canbaaraysay dagaalkii maalintii jimcihii ka dhacay gobolka sool iyo dhibaatooyinkii ka dhashay
Sidoo kale beesha caalamka ayaa dhinacyada ku dagaalamay gobolka sool ee Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ugu baaqay in la jaajiyo dagaalka islamarkaana layskugu yimaado wada hadal.