Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Runta Usheego Shacabka Somaliland”Daawo Muuqaal
August 28, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi maxamed jaamac abgaal oo kamid siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay xaalada Somaliland maanta marayso isagoo madaxwayne biixi ugu baaqay in uu shacabka runta usheego.