Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Gudiyo Umagacaabay Shaqaaqadii Ka Dhacday Ceel Afway Iyo Arimaha Ciidanka Qaranka.
August 29, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa gudiyo umagacaabay shaqaaqo laba beelood udhaxaysa oo ka dhacday deegaanka ceel afwayn iyo waxyaabihii ka dhashay dagaalkii ciidamada qaranka ee Gobolka Sool.