berberatoday.com
Gudiyada Dan & Duco Iyo Hoodaale Oo Ka Hadlay Go,aankii Laga Soo Saaray Muranka Doorashooyinka Iyo Jabhada Gacan Libaax,
August 30, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudiyada dan iyo duco iyo hoodaale ee beelaha habar awal ayaa soo Dhaweeyay ga,aankii khilaafka doorashooyinka dalka iyo jabhada gacan ibaax ay kazoo saareen gudida beelaha habarjeclo oo iyadu isku xil qaatay dhexdhexaadinta khilaafka siyaasadeed ee dalka

Sidoo kale gudiyada beelaha habar awal ee uu kazoo jeeda madaxwayne biixi ayaa ugu baaqay madaxwaynaha iyo ururada siyaasada Somaliland in ay deg deg utaageeraan go,aankan oo ay sheegeen in uu xal uyahay xaalada Somaliland ku sugan tahay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews