Xukuumada Somaliland Oo Kulan Deg Deg Ah La Yeelatay Wadamada Shisheeye Ee Xafiisyada Ku Leh Dalka!
September 12, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa kulan la qaadatay wadamada shisheeye ee xafiisyada diblamaasiyadeed ku leh somaliland kuwaasi oo ay ka wada hadleen arimo muhiim ah,