Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Ay Ku Kacday Xukuumada Somaliland
September 12, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga waddani maxamed sidiiq dhame ayaa soo bandhigay musu maasuqyo baahsan oo ay ku kacday xukuumada madaxwayne biixi iyo meelaha uu ka dhacay.