Roob Daybaylo Iyo Daadad Xoogan Wata oo Khasaare Gaadhsiiyay Wadanka Libiya
September 12, 2023 - Written by admin
Roob wata Daadad xoogan oo ka da.ay Dalka Liibiya ayaa sababay dhimashada In ka badan 2 Kun oo qof halka la la’yahay kumanaan kale.
khasaaraha ayaa sidoo kale baabi.iyay dhismayaal Tira badan iyo wadooyin dalkaasi halbawle u ahaa. khasaaraha ayaa la filayaa inuu intaa kasii badan karo.