Wakiilka Dalka Taiwan Ufadhiya Somaliland Oo Ka Warbixiyay Iskaashiga Labada!
September 14, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka dawlada Taiwan ufadhiya Somaliland ayaa ka wabixiyay halka uu marayo iskaashiga somaliland iyo dalkiisa Taiwan kaasi oo uu sheegay in uu maraya halkii ugu saraysay.