Gudida Horumarinta Marinka Berbera Oo Maanta Kulan Yeeshay!
September 14, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Horumarinta Marinka Berbera ayaa maanta yeeshay kulankoodii isku-dubbaridka ahaa ee ay kaga wada-hadleen ka faa’iidaysiga marinka.
