berberatoday.com
“Waftigii Xamar Ka Yimi Ee Laascanood Uyimid Waxba Ka Bedeli Maayaan Xuduudaha Somaliland, Riwaayaddii Iyo Raynrayntu Waxay Dhawaan Isu Rogi..”Gudoomiye Faysal.
September 16, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka hadlay wafti xamar ka yimid oo dhawaan socdaal ku yimid magaalo madaxda Gobolka sool ee laascanood kuwaasi oo uu sheegay in aanay waxba ka badalay xuduudaha Somaliland islamarkaana Somaliland talaabo ka qaadi doonta cidkasta oo kusoo xadgudubta xuduudaheega.

“Waftigii Xamar ka yimi ee Laascanood u yimi waxba ka beddeli maayaan xuduudaha Somaliland, riwaayaddii iyo raynrayntu waxay dhawaan isu rogi doontaa ilmo iyo riyo.

Somaliland waxay dhawaan dalka ka saari doontaa duullaanka wuxuushnimada ah ee Laascaanood ku soo duulay, waxaanay sugi doontaa dhammaan xuduudaheeda.”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews