Masuuliyiinta Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Markale Digniin Culus Udiray Sariflayaasha Jsl H
September 19, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland ayaa markale digniin culus udiray qaarkamid ah sariflayaasha dalka kuwaasi oo gabi ahaanba baalmaray sharciyadii iyo qaabkii loogu talo galay in ay lacagaha ugu dhex sarifaan systemka