Xisbiga Waddani Oo Canbaareeyay Gaadhi Laga Qafaashay Magaalada Burco
September 20, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga waddani Maxamed xaaji Yuusuf “waabeeye” ayaa si kulul ucanbaareeyay gaadhi wakaalada biyaha burco leedahay oo koox la sheegay in ay ka mid yihiin jabhada buurta gacan libaax ka qafaalatay magaalada burco
Sidoo kale xisbiga wadani ayaa ku baaqay in talaabo adag laga qaadi kooxda ku kacday afduubka gaadhigan.