berberatoday.com
Dagaal Saaka Ka Qarxay Deegaanka Bali Samatar oo Udhexeeya Burco Iyo Tuulada Cali Saahid
September 23, 2023 - Written by admin
Saaka subaxnibadii hore dagaal udhexeeya laba Beelood ayaa ka qarxay Deegaanka Bali Samatar oo Ka sokeeya Deegaanka Cali Saahid Masaafo Koobana ujira magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.
Dagaalka ayaa waxa ku dagaalamaya Jilib Ciise Muuse kamida oo layidhaa Maxamed Ciise iyo Beel Weynta Habar Yoonis Waxaana warku sheegayaa in dhinaca Ciise Muusaha 3 nin ka dhaawacmeen halka laba kalena ka dhinteen.
Dhinaca Beel weynta Habar Yoonis Wali lama sheegin wax dhimasho iyo dhaawac ah iyagaana jidgooyo ugalay Ciidanka Ciise Muusaha sida ay wararku sheegayaan,
Geesta kale isla deegaankan xalay waxa kadhacay Dagaal udhexeeya labadan beelood oo laysu Adeegsaday faashash,baangayaal,Gudmo iyo Midiyo oo sababay dhaawac labada dhinaca oo Xalay la keenay Cisbataalka Burco.
Dagaalka saaka hiirtii bilaamay ayaa goordhawayd joogsaday iyada oo aanay wax doora ku lahayn Ciidamada Booliska Burco oo deegaankaasi joogaa joojonta colaadaas dabada dheeraatay.
Dagaalka oo inta badan udhexeeya dadka reer Miyiga ah iyo kuwa tuulooyinka ayaa mudooyinkii Udambeeyay deegaamadaas ka jiray iyadoo dhawr Jeer go.aamo dhaari ku lamasntahay lagaga soosaaray hase yeeshee aan weli hirgalin aan lagu Gaadhin nabad waarta iyo xasilooni.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews