berberatoday.com
Maamulka Iyo Macalimiinta Dugsiga Hoyga Ah ee Salwa Sabaax Ama Dubur oo Munaasibada Uqabtay 37 Araday oo Darajada A Ku Baasay Itaxaankii Dugsiyada Sare ee Somaliland
September 28, 2023 - Written by admin

Sheekh(Berberatoday.com)-Maamulka Iyo Macalimiinta Dugsiga Sare ee Hoyga ah ee Salwa Sabaax ama Dubur ee ay dhismihiisa Hirgaliyeen Gudida Horumarinta Gobolka Saaxil ee Dan Iyo Duco ayaa maanta minaasibad sagootina Xarunta Dugsigaas ugua Qabtay 37 Arday oo Darjada A Ku Baasay Itaxaankii Dugsiyada sare ee Dalka Somaliland.

Munaasada ayaan waxa kasoo qeyba galay arday la sabootiyay Waalidiintooda, Xubno kasocday Gudidada Dan Iyo Duco, Gudoonka Waxbarashada Degmada Sheekh Maxamed Ibraahim Xaaji Cabdillahi Gudoonka Waxbarashada Gobolka Saaxil Maxamud Xasan Caynaashe,Xildhibaan Cabdilahi Cabdi Muuse Cawaale oo katirsan Golaha Wakiilada,Mayer kuxigeenka Degmada Sheekh Iyo Xubno katirsan Golaha Deegaanka Degmada Sheekh Iyo Marti sharaf kaloo isaga kala timi Gobolada Dalka Maadama oo ardayda dugsigana dhigataa ka kala yimaadaan Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka Intooda badan

Maamulaha Dugsigan Salwa Sabaal ee Dubur loo yaqaan Saleebaan Cabdillahi Axmed oo Munaasibada furay ayaa kawaramay maraaxilkii uu Dugsigu soo maray iyo maanta uu Kaalmaha hore ka galay Itaxaanka shahaadiga ah ee dalka halkuu marayo isagoo sheegay inay 37 arday dhamaantood ku baasee Itaxaanka darajada A tacab badan ay galiyeen ka Maamul ahaan halkaas Maanta uu marayo meel ka saraysana ay hiigsanayaan aan geedigu joogsan doonin.

Geesta kale Waalidiinta Ardayda maanta loo xafladaynaayay ayaa xubno Munaasibada ka hadalay umahad celiyeen maamulka iyo macalimiinta Dugsiga ee tacabka badan galiyay Ardayda halkay Maanta joogaana keenay.

Gudoomiayayasha Waxbarashada Gobolka Saaxil Maxamuud Xasan Caynaashe iyo Degmada Sheekh Maxamed Ibraahim Xaaji Cabdilahi, Xildhibaan Cabdillahi Cabdi Muuse Cawaale, Mayer Kuxigeenka Degmada Sheekh,Xoghayaha Degmada Sheekh. Waxgarad Iyo Waayeel Madasha ka hadlay ayaa dhamaantood ka marag kacay tacabka ay maamulka Dugsigu Galiyeen ardayda iyo dadaalka ardaydu muujiyeen iyagoona ugu baaqay cidkasta oo dananaysa inay caruurtoodu waxbartaan inay keenaan Dugsigan hoyga ah oo waxbarashadiisu sarayso.

Gabagabadii Xaflada ayaa waxa abaalmarino la gudoonsiiyay qaar kamida ardayda iyo macalimiinta dugsiga oo lagu abaal mariyayay Dadaalkoodii,

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews