berberatoday.com
“Xadhiga Suldaanka Waa Sharcidaro Waan Cambaareynayaa.Xukumadana Waxan Leeyahay Waxba Ha Dawakhin Shirka Baxarasaafku Wuu Dhacayaaye Ismana Hortaagi Kartaan”Daawo Muuqalka Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
July 28, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ee ka soo jeeda Gobolka Saaxil ayaa Si Adag u Cambareeyey Xadhiga iyo Jidh dil uu sheegay in loo gaystay Guddomiyihii Guddida Qaban Qaabada Shirka Baxarosaafka Suldaan Cali Salebaan maxamed Oo Maanta Ciidamada Booliiska Magaalada Hargeysa ay Xabsiga u Taxaabeen Sidoo kale Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble isagoo hadalkiisa sii wata Waxa uu ka Hadley Xadhiga Dhalinyaro iyo Odayaal ka soo jeeda Gobolka Saaxil oo Mudo Laba bilood ah ku Jira Saldhigyada Magaalada Hargeysa isagoo Maxkamaha Gobolada Maroodi jeex, Saaxil iyo Togdheer Fariin u direy,halka uu Taliyaha Ciidanka Booliiska Sareeye Guuto C.laahi Fadal imaana uu u soo jeediyey inuu Sharciga Dhawro Dhinaca kale Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Waxa kale uu Baaq nabadeed u direy Labada Belood ee Bariga Burco iyo Saaxil oo ugu Baaqay inay Arrimaha Dilka ah ee Dhaxyaala ay ku Dhameystaan gogol Nabadeed sidii dhaqanka aheyd , waxaanu yidhi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews