Siyaasi Cabdilaahi Daamur Oo Sheegay In Ay Magaalaada Ceerigaabo Soo Galeen Kooxihii Ka Dagaalamay Laascanood Iyo Arimaha Uu Ka Digay.
October 10, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka cabdilaahi daamur ayaa ka hadlay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaalada ceerigaabo isagoo sheegay in ay soo galeen kooxihii dagaalka ka riday laascanood oo doonaya in ay qasgaliyaan dalka.