Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalka Falastiin Iyo Israa,iil Iyo Amar La Xidhiidha Taageerada Falastiin Oo Ay Dul Dhigtay Culimada!
October 11, 2023 - Written by admin
Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa markii uhoraysay ka hadlay dagaalka udhexeeyay falastiin iyo israa,iil isagoo imaamada masaajidada somaliland ku amray in ay uduceeyaan shacabka reer falastiin.