Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo Kormeer Kusoo Maray Dekeda Berbera Iyo Haamaha Kaydka Shidaalka
October 16, 2023 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Somaliland Maxamed Xasan Sawaaxili oo ku sugan magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera ayaa kormeer uguurgalinta xaalada Dekeda Berbera iyo Haamaha Kaydka Shidaal kusoo maray
Waxaana taliye sawaaxili kormeerkan ku weheliyay maamulka gobolka saaxil iyo masuuliyiinta dekeda berbera.
Socdaalka Taliyaha Ciidanka Dabdamiska ayaa la xidhiidha ukuurgalka xarumaha Dabdamis ee xarumahani leeyihiin oo qiimayn lagu samaynayo
