“Saylac Somaliland Baa Iska leh, Wayna Ahaan Doontaa Ilaa Weligeed,”.Wasiirka Warfaafinta Somaliland”Daawo Muuqaal
October 19, 2023 - Written by admin
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in dekedda Saylac ay weligeed ahaan doonto Somaliland,isla markaana jawaab ka bixisay warar dekeda Saylac ka soo saartay Itoobiya
Raysal-wasaaraha Itoobiya oo khudbad ka jeediyey baarlamaanka Itoobiya todobaadkii hore e la soo dhaafay ayaa ka hadlay doonistooda dekedaha dalalka jaararka, sida Saylac ama Casab.
Wasiirka Warfaafinta ahna Afhayeenka Xukuumadda Saleebaan Yuusuf Call Koore ayaa sheegay in dekedda Saylac weligeed
ahaan doonto Jamhuuriyadda Somaliland,