Ururada Geelayaasha Xamaaliinta Dekeda Berbera oo Loo Gogol Xaadhayo Inay Kamid Noqdaan Shaqaalaha DP World”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
October 19, 2023 - Written by admin
Madaxda Ururada Geelayaasha Xamaaliinta Dekeda Berbera oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Gobolka Saaxil,Degmada Berbera, Wasiiro Iyo Xildhibaano katirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo Ka Shaqaynaya Sidii Shirkada DP World Ushaqaalahayn Lahayd Xamaaliinta