Dawlada Somaliya Oo Maamul Goboleed Ku Meel Gaadha U Aqoonsatay SSC-Khaatumo!
October 20, 2023 - Written by admin
Dawlada somaliya ayaa bayaan ay maanta soo saartay ku sheegay in ay maamul goboleed u aqoonsatay maamul goboleedka sool ee ssc.khaatumo kuwaasi oo dhul ahaan ka tirsan Somaliland