Waqooyiga Galkacayo ee Putland Wiil Yar oo 11 Sano Jira oo Dil Iyo Kufsi Laysugu Daray.
October 22, 2023 - Written by admin
Waqooyiga Galkacayo ee Putland Wiil Yar oo 11 Sano Jira oo Dil Iyo Kufsi Laysugu Daray.
Dhacdo naxdin leh oo ka dhacday Gaalkacyo:
Wiil yar oo 11 jir ah laguna magacaabo Abdinaasir Yusuf Jihad ayaa kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo.
Maydka wiilka yar oo la geeyay Isbitaalka guud ee gobalka Mudug ayaa waxaa uu isbitaalku cadeeyay in wiilka kufsi loo gaystay ka hor inta uusan geeriyoon.
Taliska Booliska ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan rag ku eedaysan dhacdadaan,