Xildhibaan Koodbuur Oo Ka Hadlay Xaaladaha Siyaasadeed Ee Ku Xeeran Somaliland Iyo Waxyaabaha La Gudboon
October 24, 2023 - Written by admin
Xildhibaan Koodbuur Oo Katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa Ka Hadlay Xaaladaha Siyaasadeed Ee Ku Xeeran Somaliland Iyo Waxyaabaha La Gudboon shacabka iyo Xukuumada Somaliland.