berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamtay Warar Been Abuura Oo Xildhibaano Ka Faafiyeen Dhismaha Wadada Wajaale.
October 24, 2023 - Written by admin

Wasaarada gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay xildhibaano golaha wakiilada katirsan ookasoo jeeda gobolka awdal kuwaasi oo baahiyay warar bulshada lagu kala fogayno islamarkaana ka been sheegay dhismaha wada wajaale oo sheegeen in laga leexiyay meelo ay ka maraysay gobolka awdal

Wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka ayaa bulshada ucadaysay in aany waxba ka jirin warkaa xildhibaana islamarkaana wali lagu jiro daraasadii halka ay marayso wadada paypaska ee magaalada wajaale isagoo xildhibaanada uga digay in ay ku mashquulaan wax umada khal khal galinaya.

 

HALKAN KAGA BOGO QORAALKA WASAARADA KASOO BAXAY;

 

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews