Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo War kasoo Saaray Dilka Wiil Dhalinyaro ah Oo Habeenkii Xalay Lagu Toogtay Magaalada Hargaysa.
October 24, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa war kazoo saaray dil habeenki xalay ka dhacay magaalada hargaysa kaasi oo askari katirsan ciidanba boolisku uu habeenkii xalay xafada bada cask u toogtay marxuum Mustafe Ibraahim Abees
