berberatoday.com
War Murtiyeed Kasoo Baxay Kulamadii Waftiga Madaxwayne Kuxigeenka Jsl La Yeesheen Waxgaradka Gobolka Awdal.
October 24, 2023 - Written by admin

Borama(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminayay madaxwayne kxuigeenka jsl oo ay weheliyeen masuuliyiinta xukuumada katirsan ee magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa kulamo ay la qaateen bulshada qaybaheeda kala duwan iyo madaxdhaqameedka ayaa laga soo saaray go,aamo la xidhiidha xaalada taagan ee dalka iyo sidii looga wada shaqayn lahaa abniga gobolka

Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka jsl cabdiraxmaan saylici ayaa ka hadlay kooxaha dibad wareega ee kazoo jeeda gobolka lana baxay awdal state in aanay matalin masiirka reer awdal oo iyagu haysay qaranka Somaliland in aanay bulshadooda anfacay wax kale

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews