Soomaaliya Iyo Maraykanka oo Ka Wadahadlay Xoojinta La-dagaallanka Al-Shabaab
October 25, 2023 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la kulmay Siihayaha Safaaradda Mareykanka ee A.I. Shane Dixon iyo Colonel David J. Haskell, oo ah Taliyaha Howlgalka Gaarka ah ee Wadajirka ah ee Soomaaliya.