berberatoday.com
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo kulan La Qaatay Wafti ka Socday Dawlada Ingiriiska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
November 3, 2023 - Written by admin

Musharaxa madaxwayne ee xisbiga Waddani cabdiraxmaan cirro ay kulan la qaatay wafti uu hogaaminayay safiirka dawlada ingiriiska ufadhiya dalka somaliya kaasi oo safar ku yimid caasimada Somaliland, kaasi oo ay ka wada hadleen xaalada siyaasadeed ee Somaliland gaar ahaan laascanood iyo qabsoomida doorashooyinka isa saaran ee madaxtooyada iyo ta ururada siyaasada.

 

Musharax cirro oo faah faahin ka bixinaya arimaha ay wada hadleen safiirka ayaa wuxu yidhi;

“Waxaan wada-hadallo midho-dhal ah oo ku saabsan xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee Somaliland maanta la yeeshay H.E. Mike Nithavriannakis,Safiirka UK, Ilyaas Malek,Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa.”

Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews