Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska!
November 11, 2023 - Written by admin
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Mudooyinkan Safar Shaqo Ku Joogay Dalka Ingiriiska Ayaa Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol.

