berberatoday.com
Somaliland Dadka Laga Helayo Xanuunka Kansalka oo Soo Badanaya Iyo Sababaha Loo Sibir Saarayo oo Cuntada Debeda Ka Timaadaa Kaw Katahay
November 11, 2023 - Written by admin
Hargeysa: Tirada dadka laga helaayo xanuunka Kansarka oo kor u kacday iyo weedha maayir ku xigeenka hargeysa oo shaki wayn galisay bulshadda iyo bad-qabka dawooyinka dalka soo galla!!
Maayir ku xigeenka hargeysa Khadar Nuur Axmed oo wareysi gaar ah siinayey telefiishanka MMTV ayaa sheegay in ay jiraan Dawooyin Taariikhdooda lagu muransan yahay oo hargeysa laga dhex qabtay taasi oo kiiskooda ay u wareejiyeen laamaha Amniga.
Maayir ku xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in gaadiidkii siday bariiska dhacay ee hargeysa soo galayey loo xidhay ragii darawalada ka ahaa ee waday gaadiidka iyada oo lagu raad joogo ganacsatadii ay u rar naayeen gaadiidkaasi.
Shacabka hargeysa iyo guud ahaan reer somaliland ayaa war war weyn ka qaba bad qabka cuntada iyo dawooyinka dalka soo gala waxaanay tani horseed u noqotay korodhka xad dhaafka ah ee xanuunka Kansarka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews