Hay’adda Sirdoonka Somaliland Ayaa Gacanta Ku Dhigtay 18 gaadiid ah Oo ku Lug Yeeshay Falal Qorshaysan Oo Hay’adu Fashilisay.
November 13, 2023 - Written by admin
Hay’adda Sirdoonka Somaliland Ayaa Gacanta Ku Dhigtay 18 gaadiid ah Oo ku Lug Yeeshay Falal Qorshaysan Oo Hay’adu Fashilisay.
Qoraal ka soo baxay Hay’adda sirdoonka Somaliland ayaa u dhignaa sidan:-
Hay’adda Sirdoonka Somaliland NIA oo raacaysa xogo ay heshay ayaa ku guulaysatey in ay gacanta ku dhigto 18- gaadhi oo ku lug yeeshay fududaynta falal qorshaysanaa oo hay’addu fashilisay,
