berberatoday.com
Berbera Oo La Ciir-ciiraysa Ciidamo Tiro Badan Oo Gaadiidka Ka Baadhaya Astaanka Shirka Baxarasaafka+ Isku Socodka Magaaladda Oo La Yareeyey Iyo Xiisaddi Dekedda Oo Soo Laba Kaclaysay
July 30, 2016 - Written by Berbera Today
askarta9Berbera(Berberatoday.com)-Magaaladda Berbera ayaa la cir-ciiraysaa culeys Ciidan Xad dhaaf, Ciidamadan ayaa baadhis ku gala bixinaaya Baabuurta oo da’riiq walba lagu baadhayo, kuwaasoo ka baadhaya Astaanta Shirka ka dhacaaya Deegaanka Baxarasaafka ee ay qabsanayso Beesha Gobolka saaxil. Bulshadda ku dhaqan gudaha magaaladda Berbera ayaa la an fariirsan culeyska Ciidan ee xukuumaddu dul dhigtay. Ma jiro war si rasmi ah uga soo baxay Laamaha amaanka
Hase-yeeshee Wararka laga helaayo ayaa sheegaya in Ciidamadda Magaaladda lasoo dhoobay ay iskugu jiraan Booliska iyo Miletery, kuwaasoo la farray inay Xabsiga dhiggaan gaadhiga ama qofka lagu arko astaanka Shirka Baxarasaafka, taasoo dadka deegaanku u arko mid aan xaq loogu lahayn oo Cabudhin ah, iyagoo aaminsan inaanu Shirkoodani waxba kaga duwaneyn Shirarka Beelaha kale qabsanayaan, sidaas daradeedna aan xaq loogu lahayn in Xukuumaddu Burburiso.
Waxa kaloo, dadweynaha deegaanka Saaxil ay ka walaacsan yihiin ka qaabka Xukuumaddu u wareejineyso Marsada Somaliland ee Berbera taasoo Xukuumaddu heshiis lasoo gadhay Shirkad laga leeyahay dalka Imaaraadka, waxanay tallaabadan dadka deegaanku arkaan mid aan faa’ido ugu jirin dalka iyo deegaanka. sidoo kalena waxay ka walaacsan yihiin madmadow hadheeyey heshiiska laala galay shirkadda Carbeed, iyagoo ka digaaya inaan loo gacan-gelin shirkadda, balse haddii maalgelin ay ku sameynayso Shirkaddu ku garab qabato dhismaha Deked Cusub.
Geesta kale, Xukuumadda ayaa xabsiga ku haysaa dadweynaha gaadiidkooda hore loogu arkay astaanka Shirkaa kuwaasoo ku xidhan berbera, waxa kaloo iyana Xabsiga ku jira dad loo soo xidhxidhay Mudaharaad iyo shaqsiyaad beesha ka tirsan oo iyagguna taageero u muujiyey shirkaa. Sidoo kalena waxa dadka Xukuumadda xidhay kamid ah Suldaan Cali saleebaan oo kamid ah madax-dhaqameedka Saaxil.
Si kastaba ha ahaatee, waxa mudooyinkii u danbeeyey sii kala foggaanaayey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo shacabka gobolka Saaxil, kuwaasoo isku khilaafka qabashadda Shirkaa Beesha, arrimaha wareejinta Dekedda iyo sidoo kale Xukunkii Maxkamadda Ciidamaddu maalmihii lasoo dhaafay ku ridday 8 Nin oo ku eedeysnaa Dilkii alle ha u naxariistee Taliye Marxuum caseyr oo dablay hubeysani ku dishay Buuraleyda Saaxil. Iyaddoo maalmihii lasoo dhaafay uu madagaaladda Berbera iyo badi degmooyinka Hoos yimaadda uu ka dhacay mudaraado rabshada wata oo lagaga soo hor-jeedda arrimaha
askarta2 askarta4 askarta9askarta9
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews