Mudanayaasha Golaha Guurtida Oo Saaka Loo Qaybiyay Xeerka Doorashooyinka
November 15, 2023 - Written by admin
Golaha guurtida Somaliland ayaa saaka loo qaybiyay xeerarkii Doorashooyinka isa saarka ah ee dhawaan golaha wakiilada Somalilnad ansixiyeen.
Guddoomiye Saleebaan ayaa mudanayaasha u sheegay in ay soo akhriyaan xeerarkan.