Maydadka Laba Dhalinyaro Ah Oo Ay Liqday Badda Berbera Oo La Helay!
November 20, 2023 - Written by admin
Mudo sedex cisho oo la raadiyay maydadka labada dhalinyaro ah oo ay liqday bada berbera ayaa raadco dheer kadib lagu guulaystay in la helo maydadkooga
Masuuliyiin katirsan ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland iyo ciidanka booliska ayaa ka hadlay iyagoo tacsi udiray ehelada labada marxuum.