Khilaafka Siyaasiga Ah ee Ka Taagan Putland oo Sababay In Garowe Laga Qaxo
November 20, 2023 - Written by admin
Khilaafka siyaasiga ah ee ka jira Putland oo cirka isku shareeray sababayna inay shacabku ka barakacaan magaalada Garowe.
Xukumada Madaxweyne Siciid Dani Iyo isbaahaysiga mucaraadka oo ismariwaayay xaalkooduna noqday midi midi ku taag ayaa sababay barakaca shacabka Garowe.
barakaca shacabka Garowe.