berberatoday.com
Golaha Guurtida Somaliland Oo Dib Udhigay Ansixinta Xeerka Isasaarka Doorashooyinka Iyo Sababta oo La Sheegay”Daawo Muuqaal
November 22, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha guurtida somaliland oo maanta ubalan sanaa gudo gal xeerka isasaarka doorashooyinka jsl ayaa dib udhac yimid kadib markii ay gudidii loo saaray ee golaha guurtidu ay sheegeen in ay ubaahan yihiin mudo dheeraad ah oo ay kusoo naaqishaan xeerkan

Sidoo kale gudoomiyaha golaha guurtida ayaa buuq iyo sawaxan hadheeyay fadhigii golaha kadib sheegay in mudo bil ah lasiiyay in ay gudidu kusoo naaqishto xeerkan oo uu sheegay in ay soo kharibeen golaha wakiilada oo iyagu hore usoo ansixiyay xeerkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews