Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Xldhibaano Katirsan Baarlamaanka Dalka Uk.
November 22, 2023 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Xubno ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha 2aad ee Golaha Wakiiladda Mudane, Xildh. Ali Hamud Jibril oo ku sugan Dalka UK ayaa Xafiiskiisa Dhismaha Baarlamaanka UK kulan kula yeeshay Sir/Xildh. Gavin Williamson oo ka tirsan Mudanaaya Golaha Wakiiladda UK.
