Madxawayne Kuxigeenka Jsl Oo Sidadban Ugu Jawaabay Wasiir Saajin Oo Madal Uu Joogay Kaga Hadlay Qabsoomida Doorashada! “
November 25, 2023 - Written by admin
“Doorashada uu taabtay wasiirku horta, maaha in wax uun lasii malo awaalo”Saylici
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo ka hadlay munaasibada ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo dagaalada ku socda iyo muranka qabsoomida doorashada ee lagu kala aragtida duwan yahay.