berberatoday.com
Xildhibaan Axmed Wali Oo Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Ugu Baaqay In Ay Ka Jawaabto Cabashada Shacabka Reer Wajaale!
November 25, 2023 - Written by admin

Xildhibaan Axmed Wali Cabdilaahi Khaliif Oo kamid ah golaha deegaanka Gabiley ayaa ka hadlay cabashada maalmihii udanbeeyay kasoo yeedhaysa shacabka magaalada wajaale oo Ka cabanayay tacadiyo iyo cashuuro sharci daro ah uu kusoo rogay maamulaha kastamka wajaale Axmed Gaaxnuug isagoo masuuliyiinta wasaarada maaliyada iyo xukuumadaba ugu baaqay in ay ka jawabaan cabashada shacabka wajaale si deg deg ah wax uga qabtaan.

Sidoo kale Xildhibaan Axmed wali ayaa masuuliyiinta wasaarada maaliyada ugu sareeya ku eedeeyay in ay wadaan qorshihii ay ku xidheen kastamka kalabaydh Mid lamid ah oo ay ku xidhayso kastamka magaalo xuduudeedka wajaale isagoo sheegay in aanay marnaba Aqbalay In Wajaale kastamkeeda la xidho

Dhanka kale Xildhibaan Axmedwali ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka xeerka horyaala golaha guurtida, dagaalka bariga isagoo fariimo kala duwan udiray madaxwayne biixi iyo Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews